Hargeysa(Wajaalenews)- Madaxwaynaha Somaliland mudane axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta kulan uu shir gudoominayay waxa uu la yeeshay badiba masuuliyiinta kala duwan ee xilalka ka haya xukumadiisa,taliyaayasha Ciidamada Somaliland,agaasimayaasha hay’adaha dawliga ah,iyo agaasimayaasha wasaaradaha dalka.
Waxaana kulan uu ku saabsanaa sidii ay bulshada Somaliland si toosa u isticmaali doonaan lacagta Somaliland shillings sidoo kalena waxa kasoo baxay qodobo muhiimada.
https://youtu.be/V-uRI_MHjCQ