WAJAALE NEWS

Magaalada Gabiley Oo Laga Dhagax Dhigay Cisbitaal Lagu Dawayn Doono Xanuunada Wadna Xanuunka Iyo Kansarka

Gabiley(W,N)-Magaalada Gabiley ayaa maanta waxaa laga dhagax dhigay Cisbitaal lagu dawayn doono xanuunada ay ka midka yihiin Wadna Xanuunka iyo Kansarka.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka

Exit mobile version