WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Xarunta Xaquuqal Iinsaanka Madaxabanaan Ee Somaliland Oo Ka Hadlay Go’aankii Ay Maxkamaddu Ku Ansixisay Natiijada Doorashadii Dalka Ka Dhacday

Hargeysa(W,N)-Gudoomiyaha xarunta xaquuqal Iinsaanka madaxa banaan ee Somaliland Guuleed Axmed Jaamac “Dafac” ayaa ka hadlay go’aankii maxkamadda sare ku ansixisay natiijadii doorashada ee dalka ka dhacday.

wjn-xayaysiis

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

Gudoomiyaha Ururka Xuquuqul Insaanka S/land oo ka Hadlay

Exit mobile version