WAJAALE NEWS

Guddida Ilaalinta Hantida Qaranka Ee Golaha Wakiilada Oo Ku Baaqay Inaan Lagu Takri Falin Hantida Qaranka

Hargaysa(W,N)-Guddida ilaalinta iyo daba galka hantida qaranka ee Golaha Wakiilada Somaliland  ayaa sheegay inay samaynayaan ilaalin dheeraada iyo daba gal xiliga kala guurka ah ee maamulka Xukuumadaha is badalaya,Sidoo kale waxay sheegeen in aan lagu takri falin hantida Qaranka.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka

Exit mobile version