Guddida Ilaalinta Hantida Qaranka Ee Golaha Wakiilada Oo Ku Baaqay Inaan Lagu Takri Falin Hantida Qaranka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Guddida Ilaalinta Hantida Qaranka Ee Golaha Wakiilada Oo Ku Baaqay Inaan Lagu Takri Falin Hantida Qaranka
November 29, 2017 - Written by Reporter:

Hargaysa(W,N)-Guddida ilaalinta iyo daba galka hantida qaranka ee Golaha Wakiilada Somaliland  ayaa sheegay inay samaynayaan ilaalin dheeraada iyo daba gal xiliga kala guurka ah ee maamulka Xukuumadaha is badalaya,Sidoo kale waxay sheegeen in aan lagu takri falin hantida Qaranka.

wjn-xayaysiis

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka

COMMENTS
LINKS