WAJAALE NEWS

Deg-Deg-Daawo: Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Digniin U Diray Maamulka Puntland

Hargeysa(W,N)-Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa fariin adag u direy maamulka Puntland oo ku hawlan carqaladaynta doorashada madaxtooyada Somaliland oo maalinka bari ah dalka ka dhacaysa.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka

 

Exit mobile version