WAJAALE NEWS

Deg-Deg-Daawo: Murrashax Cirro Oo Si Toos Ah Telefoonada Gacanta Uga Garaacaya Muwaadiniinta Somaliland

Hargeysa(W,N)-Murrashaxa Xisbiga Mucaaridka Ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi  Cirro ayaa maanta si toos ah Telefoonada gacanta uga garaacay muwaadiniinta reer Somaliland ee maalinka bari ah u dareeraya Codaynta Doorashada Madaxtooyada Somaliland.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka

Exit mobile version