WAJAALE NEWS

Daawo: Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo Deeq Gaadhsiisay Ciidamada Qaranka

Hargaysa(W,N)-Wasiirka Wasaarada Maaliyada Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa maanta deeq isugu jirta Gawaadhi iyo agabka dhismaha waxay gaadhsiisay Ciidamada Qaranka Somaliland.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Exit mobile version