Daawo: Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo Deeq Gaadhsiisay Ciidamada Qaranka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo Deeq Gaadhsiisay Ciidamada Qaranka
November 23, 2017 - Written by Reporter:

Hargaysa(W,N)-Wasiirka Wasaarada Maaliyada Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa maanta deeq isugu jirta Gawaadhi iyo agabka dhismaha waxay gaadhsiisay Ciidamada Qaranka Somaliland.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
LINKS