WAJAALE NEWS

Daawo War Deg Deg Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo iska Casilay Xukuumadda iyo Xisbiga Kulmiye.

Hargaysa (wjn):- wasiirkii wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada somaliland oo hada iska casilay xilkii uu ka hayay xukuumada siilaanyo iyo sidoo kale xisbiga kulmiye isagoo soo banadhigay arimaha ku kalifay in uu iscasilo

Deg Deg : Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo iska Casilay Xukuumadda iyo Xisbiga Kulmiye

 

 

Gabiley Office

Wajaalenews.net

Wariye:Abdiqadir Habane

Exit mobile version