DAAWO; Maxkamada Sare Dastuuriga ah Ee Somaliland ayaa maanta Si rasmiya Ugu Dhawaaqday Natiijada Doorashada Madaxwaynaha Iyo Kuxigeenka Jsl ee dalka ka dhacday 13/11/2017 taasi oo uu mar labaad taada ku guulaystay xisbiga kulmiye oo ay murashxiin ka ahaayeen muuse biixi cabdi iyo cabdiraxmaan saylici
HALKAN KA DAAWO QARAARKA MAXKAMADA SARE EE JAMHUURIYADA SOMALILAND