|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Maxkamada Sare Dastuuriga ah Ee Somaliland Oo Si rasmiya Ugu Dhawaaqday Natiijada Doorashada Madaxwaynaha Iyo Kuxigeenka Jsl.
November 28, 2017 - Written by Editor:DAAWO; Maxkamada Sare Dastuuriga ah Ee Somaliland ayaa maanta Si rasmiya Ugu Dhawaaqday Natiijada Doorashada Madaxwaynaha Iyo Kuxigeenka Jsl ee dalka ka dhacday 13/11/2017 taasi oo uu mar labaad taada ku guulaystay xisbiga kulmiye oo ay murashxiin ka ahaayeen muuse biixi cabdi iyo cabdiraxmaan saylici HALKAN KA DAAWO QARAARKA MAXKAMADA SARE EE JAMHUURIYADA SOMALILAND Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|