WAJAALE NEWS

Daawo: Madaxwaynaha Cusub Ee Loo Doortay Somaliland Oo Ka Hadlay Dareenkiisa

HARGAYSA (W,N) Madaxwaynaha Cusub ee loo doortay Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi Ayaa ka hadlay dareenkiisa isagoo sidoo kale umahad celiyay shacabka Somaliland gudiga doorashooyinka.

Sidoo kale madaxwaynaha cusub ayaa fariin udiray murashxiinta labada xisbi ee Wadani iyo Ucid,

 

 

Exit mobile version