Daawo: Madaxwaynaha Cusub Ee Loo Doortay Somaliland Oo Ka Hadlay Dareenkiisa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Madaxwaynaha Cusub Ee Loo Doortay Somaliland Oo Ka Hadlay Dareenkiisa
November 21, 2017 - Written by Reporter:

HARGAYSA (W,N) Madaxwaynaha Cusub ee loo doortay Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi Ayaa ka hadlay dareenkiisa isagoo sidoo kale umahad celiyay shacabka Somaliland gudiga doorashooyinka.

Sidoo kale madaxwaynaha cusub ayaa fariin udiray murashxiinta labada xisbi ee Wadani iyo Ucid,

 

 

COMMENTS
LINKS