waxana heegankaasi uu la xidhiidhaa mid lagu xooginayo isla markaana kor loogu qaadayo amaanka jamuuriyada somaliland .
Waxaana ciidamadu markasta hadh iyo habeena ay heegan ugu jiraan sidii ay u ilaalin lahaayen amniga iyo xuduudaha Somaliland,isla markaana ay dhirbaaxo kulul ugu dhufan lahaayen cid kaste oo isku dayday khalkhalin amniga ka jira dalka jamuuriyadda somaliland.
Ciidanka jamuuriyada somaliland ayaa ah ciidan ah ciidan quryar sucod ah isla markaana wixii ku soo xad gudba qaranka somaliland iyo dadkiisaba ay ka qadaan talaabo haboon oo sharciga waafaqsan
warbixin
Hargeisa Office
Wajaalenews.net
Wariye:Abdiqadir Habane