Warbixin Ciidamada Qaranka Jamuuriyadda Somaliland Oo Heegan Sare Galay Iyo Doorashada Oo Ay Muddo Kooban Ka Hadhsan Tahay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Warbixin Ciidamada Qaranka Jamuuriyadda Somaliland Oo Heegan Sare Galay Iyo Doorashada Oo Ay Muddo Kooban Ka Hadhsan Tahay.
November 5, 2017 - Written by Reporter:

ciidanHargeysa(W,N)-Iyada oo ay muddo aad u kooban ka hadhsan tahay doorashada madaxtooyada Somaliland isla markaana lagu wado inay   dhacayso 13 bishan aynu ku guda jirno ayaa Ciidamada Qaranka jamuuriyada  Somaliland ee ku sugan jiidaha hore ee gobolka somalailand ay ka kooban tahay ayaa galay heenkii ay awalba sidan oo kale u gali jireen isla markaan ay u difaaci lahayeen cid kasta oo qaranka jamuuriyadda somaliland ay u arkaan inay wax yeelaynayso carqalada galinaysa amaanka dalka .

waxana heegankaasi uu la xidhiidhaa mid lagu xooginayo isla markaana kor loogu qaadayo amaanka jamuuriyada somaliland .

 

 

Waxaana ciidamadu markasta hadh iyo habeena ay heegan ugu jiraan sidii ay u ilaalin lahaayen amniga iyo xuduudaha Somaliland,isla markaana ay dhirbaaxo kulul ugu dhufan lahaayen cid kaste oo isku dayday khalkhalin amniga ka jira dalka jamuuriyadda somaliland.

 

Ciidanka jamuuriyada somaliland ayaa ah ciidan ah ciidan quryar sucod ah isla markaana wixii ku soo xad gudba qaranka somaliland iyo dadkiisaba ay ka qadaan talaabo haboon oo sharciga waafaqsan

 

 

warbixin

 

Hargeisa Office

Wajaalenews.net

Wariye:Abdiqadir Habane

COMMENTS
LINKS