WAJAALE NEWS

Aas Qaran Oo Maanta Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Gudoomiyihii Guddiga Diiwaangalinta Ururada Siyaasadda

Hargaysa(W,N)-Ale ha u naxariistee waxaa maanta Aas qaran loogu sameeyay Magaalada Hargaysa Gudoomiyihii Guddiga Diiwaangalinta Ururadda Siyaasada iyo kala Saarista Axsaabta Qaranka Cabdirisaaq Jaamac Ciyaale oo saaka ku geeriyooday Cisbitaalka wayn ee Hargeysa.

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka

https://youtu.be/vTZv3ryUpyc

Exit mobile version