Borama(W,N)-Kumanaan kamid ah taageerayaasha Xisbiga KULMIYE ee ku dhaqan Caasimadda Gobolka Awdal ee Boorama, ayaa isu soo baxyo baaxad leh kaga qayb qaatay maalinta saddexaad ee ololaha Xibsiga KULMIYE oo maanta ku beeganayd.
Isu soo baxyada ay taageerayaasha KULMIYE ka dhigeen gudaha magaalada Boorama ayaa waxa kala qaybgalay Murrashaxa Madaxwayne Xisbiga Kulmiye Muse Biixi Cabdi Iyo Wasiiro ka tirsan Xukuumada.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warkan