WAJAALE NEWS

Murrashax Cirro Oo Ka Hadlay Isu Soo Baxyadii Ay Taagerayasha Waddani Ka Sameyen Gobolada Iyo Degmooyinka Dalka

Hargeysa,(W,N)-Murrashaxa Madaxweynaha ee xisbiga WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi (Cirro) ayaa taageerayaasha xisbiga WADDANI uga mahadceliyay isu soo baxyadii ballaadhnaa ee ka sameeyeen gobolada iyo degmooyinka dalka.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Exit mobile version