Murrashax Cirro Oo Ka Hadlay Isu Soo Baxyadii Ay Taagerayasha Waddani Ka Sameyen Gobolada Iyo Degmooyinka Dalka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Murrashax Cirro Oo Ka Hadlay Isu Soo Baxyadii Ay Taagerayasha Waddani Ka Sameyen Gobolada Iyo Degmooyinka Dalka
October 24, 2017 - Written by Reporter:

Hargeysa,(W,N)-Murrashaxa Madaxweynaha ee xisbiga WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi (Cirro) ayaa taageerayaasha xisbiga WADDANI uga mahadceliyay isu soo baxyadii ballaadhnaa ee ka sameeyeen gobolada iyo degmooyinka dalka.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
LINKS