Hargeysa(W,N)-Gudoomiyaha ahna murrashaxa madaxwayne ee xisbiga Wadani Cabdiraxmaan Cirro ayaa mar kale ballan qaad culus u sameeyey Beesha Gabooye oo maanta markale cududdoda taageero la barbar istaagay xisbiga WADDANI.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/aW4xSaJhXgQ