SWEDEN(W,N)-Xafiiska somaliland ee dalka sweden ayaa guulo diblamaasiyadeed oo jsl umuhiim ah gaadhay isagoo ku guulaystay in badi baarlamaanka dalka sweden ay ku qanciyaan aqoonsi raadinta madaxbanaanida somaliland
Safiirka somaliland ufadhiya dalka sweden amb sakariye xasan wacays iyo guud ahaan jaaliyada reer somaliand ee ku dhaqan dalkaasi ayaa kuguulaystay in ay olole xoogan ugalaan sidii ay qadiyada madaxbaanina somaliland ugu qancin lahaayeen madaxda sweden iyo kuwa baalmaanka midowga yurub
Dhanka kale safaarada somaliland ee uu gadhwadeenka ka yahay amb sakiye ayaa mudooyinkii udanbeeyay qaabishay madax katirsan xukuumada somaliland iyo xisbiyada mucaaridka kuwaasi oo marti qaad ka helay dalka sweden.
HALKAN KAGA BOGO WARBIXINTAN OO FAAH FAAHSAN;