Hargeysa(W,N) Siyaasi Cabdirashiid Jaamac Dhari (Sheekhul Axmar) Oo Kamida siyaasiyiinta sar sare ee xisbiga mucaaridka ah Waddani ayaa si adag uga hadlay saldhiga milatari ee dawlada Turkigu ka hirgalisay Soomaaliya iyo khatarta uu u ku yahay Somaliland iyo sida xukuumada uga aamustay.