Masuul ka Tirsan Xisbiga Wadani Oo Xukuumada ku Eedeeyay Aamusnaanta Ay ka Aamustay Saldhiga Milatari Ee Turkigu Muqdisho ka Dhistay Iyo Khatarka ka Iman Karta. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Masuul ka Tirsan Xisbiga Wadani Oo Xukuumada ku Eedeeyay Aamusnaanta Ay ka Aamustay Saldhiga Milatari Ee Turkigu Muqdisho ka Dhistay Iyo Khatarka ka Iman Karta.
October 2, 2017 - Written by Editor:

Hargeysa(W,N) Siyaasi Cabdirashiid Jaamac Dhari  (Sheekhul Axmar)  Oo Kamida siyaasiyiinta sar sare ee xisbiga mucaaridka ah Waddani ayaa si adag uga hadlay saldhiga milatari ee dawlada Turkigu ka hirgalisay Soomaaliya  iyo khatarta uu u ku yahay Somaliland iyo sida xukuumada uga aamustay.

COMMENTS
LINKS