“Murashixinta Xisbiyadu Waxay inagu leeyhiin Cod Balse Dhiig inaguma laha” Axmed Yuusuf Yaasiin,
Hargeysa(W;N) Madaxwayne ku xigeenkii hore ee Somaliland mudane Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa waxa uu ka hadlay arrimo dhawr ah oo ay kamid yihiin xaaladda dalku marayo,saldhiga Milateri ee dawlada Turkigu ka hirgalisay magaalada Muqdisho,doorashooyinka soo socda iyo arrimo dhawr oo kale,waxaana uu fariin u direy xukuumadda iyo xisbiyada Qaranka Somaliland.