|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Ku xigeenkii Hore Ee Jsl Oo Wax laga Xumaado Ku Tilmaamay Madax Dhaqameedka ku Dhex Milmay Siyaasada Asxaabta. Iyo Arimo kale Oo Xasaasiya.
October 11, 2017 - Written by Editor:“Murashixinta Xisbiyadu Waxay inagu leeyhiin Cod Balse Dhiig inaguma laha” Axmed Yuusuf Yaasiin, Hargeysa(W;N) Madaxwayne ku xigeenkii hore ee Somaliland mudane Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa waxa uu ka hadlay arrimo dhawr ah oo ay kamid yihiin xaaladda dalku marayo,saldhiga Milateri ee dawlada Turkigu ka hirgalisay magaalada Muqdisho,doorashooyinka soo socda iyo arrimo dhawr oo kale,waxaana uu fariin u direy xukuumadda iyo xisbiyada Qaranka Somaliland. Related posts:DAAWO; Sheekh Adam Siira Oo Si Adag Uga Hadlay Heshiiskii Dekada Berbera iyo Doorashooyinka Soo Socd... Daawo Dadka U Dhashay Koonfur Somalia Ee Kudhaqan G/Sanaag Oo Ka Cabanaya Muddada Loo qabtay Inay So... Madaxweynaha Somaliland oo Shahaadooyin Gudoonsiiyey Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka Qaranka oo Soo Dha... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|