Hargaysa(W,N)-Kulan ay isugu yimaadeen qaar kamid ah Madax-dhaqameedka,siyaasiyiinta iyo haldoorka ka soo jeeda koonfurta magaalada hargaysa ayaa shaaca ka qaaday inay dhisayaan murashaxa xisbiga wadani.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/aQGkfc8-nmg