Madax-dhaqameedka Siyaasiyiinta Iyo Haldoor Ka Soo Jeeda Koonfurta Magaalada Hargeysa Oo Taageero U Muujiyay Xisbiga Wadani | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madax-dhaqameedka Siyaasiyiinta Iyo Haldoor Ka Soo Jeeda Koonfurta Magaalada Hargeysa Oo Taageero U Muujiyay Xisbiga Wadani
October 14, 2017 - Written by Reporter:

Hargaysa(W,N)-Kulan ay isugu yimaadeen qaar kamid ah Madax-dhaqameedka,siyaasiyiinta iyo haldoorka ka soo jeeda koonfurta magaalada hargaysa ayaa shaaca ka qaaday inay dhisayaan murashaxa xisbiga wadani.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/aQGkfc8-nmg

COMMENTS
LINKS