“Xukuumada Waxaanu Leenahay Waxaa kuu Hadhay 48 cisho ee Umada Utudha” Sheekh Aadansiiro
Hargaysa(W,n) Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadansiiro) Ayaa khudbadii jimcaha Ee shalay kaga Hadlay Dhowr Arimood oo muhiim isagoo fariinmo kala duwan udiray xukuumada wakhtigeedu mudada kooban ka hadhsan tahay
Sidoo kale sheekh Aadansiiro ayaa bulshada reer somaliland ugu baaqay in ay ilaashadaan nabadgalyadooda mudadaa lagu jiro doorashada.