DAAWO: “Umada Waxaanu Leenahay kuwaa Dadka Dulmiyay, Dulmiye Doona Waar ka Daaya Waxka Dhigistooda” Sheekh Aadansiiro. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO: “Umada Waxaanu Leenahay kuwaa Dadka Dulmiyay, Dulmiye Doona Waar ka Daaya Waxka Dhigistooda” Sheekh Aadansiiro.
October 7, 2017 - Written by Editor:

“Xukuumada Waxaanu Leenahay Waxaa kuu  Hadhay 48 cisho ee Umada Utudha” Sheekh Aadansiiro

Hargaysa(W,n) Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadansiiro) Ayaa khudbadii jimcaha Ee shalay kaga Hadlay Dhowr Arimood oo muhiim isagoo fariinmo kala duwan udiray xukuumada wakhtigeedu mudada kooban ka hadhsan tahay

Sidoo kale sheekh Aadansiiro ayaa bulshada reer somaliland ugu baaqay in ay ilaashadaan nabadgalyadooda mudadaa lagu jiro doorashada.

COMMENTS
LINKS