Hargaysa(W,N)-Culimaa Udiinka Magaalaada Hargaysa Oo Kulan Maanta isugu yimi ayaaa waxay baaq ka soo saareen Ololaha Doorashada Madaxtinimada Somaliland, baaqaasi oo ku wajahnaa Xukuumada Xisbiyada Iyo Shacabwaynaha u Ololaynaya asxaabta Qaran.
Waxaanay Culumadu ku baaqeen inaan la banaysan waxyaabaha ay Diintu reebtay waxaanay culumadu sheegeen in Amniga la ilaaliyo.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/4aR_Z0czlis