Seoul, (Wajaale News):- Ciidamada Milatariga dalka Koonfurta Kuuriya ayaa sameeyay dhoola tuskii ugu balaadhnaa, ee ay ugu dabaal degaan maalinta aasaaska ciidanka ee dalkaas, waxaana dhoola tuskan oo ay ka qayb galeen, 11-kun oo askari, 190- Hub noocyadiisa kala duwan ah, 120-Diyaaradood iyo gantaalaha Kuruus ee ridada dhexe uu noqday mid si wayn uga yaabiyay dunida.
Dhinaca kale dalka xafiiltanka balaadhani u dhexeeyo ee Kuuriyada waqooyi oo dhoola tuskan ku tilmaantay mid Maraykanku u soo sameeyay kuuriyada Koonfureed, ayaa sheegtay in ay jawaab ka bixin doonto una aragto daan daansi.
Halkan Ka Daawo
http://youtu.be/e1wsTtjC0HM
Wajaale News
Hargeysa Office
Please Contact wajalenews@gmail.com
Repoter: Abdiqadir Abdiraxman Habane