WAJAALE NEWS

Daawo: Xisbiyada Ucid Iyo Wadani Oo Jawaab Ka Bixiyay Hadal Ka Soo Yeedhay Wasiirka Warfaafinta Somaliland

Hargeysa(W,N)-Masuuliyiinta xisbiyada mucaaradka ah ee UCID Iyo WADDANI ayaa ka hadlay dhawaaq shalay kasoo yeedhay wasiirka warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Cadaani oo sheegay in wararka xisbiyada mucaaradka ah laga sii dayn doono warbaahinta dawlada.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

Exit mobile version