Daawo: Xisbiyada Ucid Iyo Wadani Oo Jawaab Ka Bixiyay Hadal Ka Soo Yeedhay Wasiirka Warfaafinta Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Xisbiyada Ucid Iyo Wadani Oo Jawaab Ka Bixiyay Hadal Ka Soo Yeedhay Wasiirka Warfaafinta Somaliland
September 18, 2017 - Written by Reporter:

Hargeysa(W,N)-Masuuliyiinta xisbiyada mucaaradka ah ee UCID Iyo WADDANI ayaa ka hadlay dhawaaq shalay kasoo yeedhay wasiirka warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Cadaani oo sheegay in wararka xisbiyada mucaaradka ah laga sii dayn doono warbaahinta dawlada.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

COMMENTS
LINKS