WAJAALE NEWS

Daawo: Dad Danyar Ah Oo Maanta Mudaharaad Ka Dhigay Magaalada Caynaba

Hargeysa(W,N)-Dadka dan yarta ah ee ku nool kaamamka ku yaala magaalada Caynaba ayaa waxay maanta mudaharaad salmi ah ka dhigeen magaalada Caynaba.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

Exit mobile version