WAJAALE NEWS

DAAWO ; Qoyska Muwaadin Xukuumada Somaliland Hore Ugu Gacan Galisay Dalka Jabuuti Oo Codsi Qiiro Leh Udiray Madaxwayne Ismaacil C, Geele +Dhacdooyin Murugo leh Oo ay ka Sheekaysay Hooyada Dhashay Wiilkaasi,

GABILEY(W,N) DAAWO ; Qoyska  Muwaadin  Cabdilaahi Sheekh Cabdiraxmaan oo Xukuumada Somaliland Hore  Ugu Gacan Galisay Dalka Jabuuti Ayaa  Codsi  Qiiro Leh Udiray Madaxwayne Ismaacil Cumar, Geele Hooyada dhashay wiilkan jabuuti ku xidhan oo ka sheekaysay Dhacdooyin Murugo leh Oo  lasoo dartay  iyo caruurta uu dhlay muwaadinka xidhan oo iyana fariin u diray madaxwayne geela jabuuti .

Exit mobile version