HARGAYSA DAAWO; Garyaqaano Kamida kuwa ka hawl gala Maxkmada Somaliland ismarkaana katirsan ururka qareenada ayaa Si Cilmiyaysan Uga Hadlay Muranka Ka Tagaan Golaha Wakiilada Jsl , Sharciyana Uduray Doodii la Taliyaha Golaha + kuna taliyay in labada dhinac ee khilaafku ka dhexeeyaan isla tagaan haayadaha sharciga fariina udiray Maxkamada Sare !