WAJAALE NEWS

DAAWO;-Xukuumada Somaliland Oo ka hadashay Qodobo Dhaawac Ku Ah Qarannimada Oo Ku Jira War Murtiyeedkii Kasoo Baxay Shirkii Jabuuti.

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Arimaha Dibada Jsl ayaa  wax laga waydiiyay warmurtiyeed kasoo baxay shirkii heer wasiir ee wadahadalada Somaliland iyo somaliya oo ay ku jiraan qodobo dhaawac ku ah qarannimada Somaliland

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version