WAJAALE NEWS

DAAWO; Madaxweynaha Somaliland Oo Fariin 25 Ilbidhiqsi ah Kaga Hadlay Xaaladiisa Caafimaad,

Madaxweynaha JSL oo warbahinta qaranka u waramayay ayaa waxa uu sheegay in Illaahay Mahadi haka gaadhee xaaladiisa caafimaad ay wanaagsan tahay waxaanu sheegay inay dalka si dhakhso ah dib ugu soo noqon doonaan haddii Alle idmo.

Exit mobile version