Traditional healer dr daawo dhaqamatinka sida kabniinka lafaha qalinka fiixaha duugista seedaha umad kasta oo aduunka ku nool waxay leedahay dad xifradlayaal ah oo ka shaqeeya hawlaha caafimaad sida kabniinka lafa duugista seedaha xidhma
Hadaba dalkeena jsl waxa jira xifradle xusien ow aden oo ku shaqaynayey hawlahan caafimaad mudo ku dhaw 50 sano ku dhawaad isagoo hargeisa ku leha cusbitaal ay jiifan dad aad u badan oo logu sameeyey kabniinka lafaha qalinka lafaha sidaynu la socono dr husien ow aden waxa uu inta badan ku guulaystaa dad badan oo dalka iyo dibadaba lagu guulaysan waayey hawlaha caafimad ee ay doonayen in wax laga qabto dr xusein aw aden inta badan waxa uu u adeegsada kabniinka lafaha lafaha xoolaha oo uu qaybo ka mid ah ku badalo lafaha aadamiga
Dr husien aw aden waa dr kaliya ee dawo dhaqamatinka dabada sii haya marka loo eego waayadii hore iyo manta oo uu ku leeyahay bariga caasimada hospital ay u dhan yahiin dhamaan adeeg yadii caafimaad ee looga baahan yahay cusbitalada
WQ: Dr Buux Ibraahin Aadan
Fayo-dhawre madax bannaan
buux2010@gmail.com