HARGEISA(Wajaalenews);Iyaddoo Had Iyo Jeer Aad Loogu Canaanto Xukumada Taladda Haysa Arimaa Xoriyatul Qawlka Oo Inta Badan Lugu eedeeyo Inay Xagaa Xagatulle Ka Tahay
Oo Had Iyo Jeer Ay Aad Udhaaliilaan Haayadaha Xaquuqal Iisaanku Mar Walba Ay Media Ay Ka Hadlaan Iyagoo ku Dhaliiaya Cabudhinta Saaxaafadda Iyo Siday U La Dhaqanto Dadka Fikirkoodda Cabirra Gaar Ahaan Kuwa ka Hadlla
Arimaha Siyaadasadda Hadaba Hadaan Kusoo dhawaaddo Mucdda Maqaalkan Aan Saaka Qalinka Uqaatay Waxay Ahayd Maalintii Axaddii Aynu Soo Dhaafnay ee 12kii Bishan Julay Markii uu madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo uu Sii Daayay Masuuliyiintii Wargayska Haatuf oo Ku Xidhnaan Sife Aanay Bulshaddu Jeclaysan Hadaba Waxa Uu Madaxweynuhu Masuuliyiintaa Ku Sii Daayay Amar Deg Dega oo aan Badanaa Loo Isticmaalin
Maxaabiista Waxaanay Ahayd Inuu Yidhaahddo Waxaan Cafis U Fidayay Masuuliyiintaa Noocaasa
Balse May Dhicin Ee Waxa uu M/weynuhu Bixiyay Amar Degdega Xili Uu Dalka Ka Baxaayay Hadaba Waxaynu Odhan Karnaa Siidayntii Masuuliyiintaas Wargayska Haatuf Waxay Ahayd Mid Loo Isticmaalay Camal Fiise Dal Kugala oo Si Daruuriya Loogu Baahday Markaan SidaaLeeyahay
Waxaan Uga Jeeddaa In Xukumadda Axmed Siilaanyo Kaga Muquuranaysay
Arimaha La Xidhidha Dimuqraadiyadda ee Ay Ugu Horayso Tan Saxaafaddu oo Aynu Odhan Karno Waxay Gebi Ahaanba Meesha Ka Saaratay Maamuuskii Iyo Miisaankii Ay Saxaafaddu Lahayd Hadaba Hadaan Ku Soo Dhawaaddo Arintan Wuxuun Bay Ahayd In Marka Lala Soo Qaaddo Arimahaas Uu Yidhaahddo
Basle wuu Ilaawaye Waxay ahayd Inuu Ku Darro Hubaala Oo Uu yidhaahddo hubaala waan Fasxay oo uu Balaadhsaddo Dal Ku Galka
by Sacad Cali Kaahin Sacad plucky
Qalin Ku Difaac Group