WAJAALE NEWS

War-Deg_Dega:Shil Gaadhi Oo Sobobay Khasaare Isugu Jira Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Ka Dhacay Dawga Sheekh

Sheekh(Wajaalenews)Shil gaadhi ayaa galabta ka dhacay dawga magaalada sheikh waxaana sida wararku sheegayaan ku nafwaayay labo ruux oo lagu kala magacaabi jiray C/xakiin Stiffer oo filinqaade laga yaqaano magaaladaBurco ahaa iyo Sida oo kale marxuumad Ikraan C/qaadir, waxaana dadkii ku dhaawacmay haatan lagu dabiibayaa Isbitaalka Magaalada Sheekh

 

Exit mobile version