in kasta oo ay samuuliyiinta dawladu ay ku dadalaan inay cadaalad sameeyaan hadana way ku sii kala duwan yihiin ku dhiiranaanshaha boobka hantida umada agoomaha dadka saboolka kuwaasi oo aan cidna iska eegay si toos ahna u xalaashanaya hantida umada.
nasiib daro gudoomiyaha haayada shaqaalaha sharmaake geele ayaa noqday kii ugu ayaan ka darnaa ee si toos ah wax u musuqmaasuqa iyada oo aan cidna layska eegayn cabsida allahna waa hore ugu dambaysay.
in kasta oo marka uu hadlayo aad moodid in uu yahay in runlow ah laakin hadana ma aha ee waa beenaale naftiisa qarankiisa iyo umadiisaba been ku hagaya.
sida uu ku waramayo Prof: Mustafe Abdirahman Habane oo ah wiilka dulmiga laga qaaday boosishanka shaqo ee uu ku soo baxay ayaa sharaxaad ka bixiyay sida ay wax u dhaceen
waxa u sheegay in uu markii uu ka soo gudbay qaybihii loogu talo galay inay kala saraan dadka u tartamay shaqada ay haayada shaqaaluhu soo xaysiisay ayaa waxa warbaahinta loo gudbiyay xubnahii ku guulaysay shaqada oo uu ka mid ahaa Prof: Mustafe Abdirahman Habane laakin nasiib daro waxa la kulmay sida aad video ga ku daawan doontaan
maan jeclaysan in aan sharaxaad ka bixiyo aniga oo ka xun arinta foosha xun ee uu sameeyay gudoomiyaha haayada shaqaaluhu sharmaake geele.
halkan ka daawo barnaamijkan oo dhamaystiran
https://youtu.be/NIcIpdpehlI
maalmaha soo socdana waxan idiin soo gudbin donaa xogo kale oo ku saabsan musuq maasauqa haayada shaqaalaha iyo hadaladii dhaxmaray Prof: Mustafe Abdirahman Habane iyo masuuliyiin kale oo dhacdooyin lamida ka waramaya