WAJAALE NEWS

DAAWO; ”Waxaan Ka Hadlayaa Hadal Mudo Badan Socday Oo kasoo Bilowday Burco Oo ah Laba Beelood Baa Saaxiib ah Bariga burco iyo Habar Awal Majirto Waa Siyaasad” ”.Siyaasi Rashiid jaamac Dhari

DAAWO; Siyaasi rashiid jaamac dhari oo kamid ah siyaasiyiinta somaliland ayaa markii u horaysay siqodheer uga hadlay soyaalka taariikheed ee soo kala dehxmaray beelaha bariga burco iyo beesha deeganada saaxil iyo hargaysa iyo sidoo kale sidii ay marwalba ugukala aragtida duwnaayeen doorashada hogaankii ururkii Snm Balay gubadle iyo dorashadii marxuum cigaal iyo arimo kale oo xasaasiya ”Waxaan Ka Hadlayaa   Hadal Mudo Badan Socday Oo kasoo Bilowday  Burco Oo ah Laba Beelood Baa Saaxiib ah Bariga burco iyo Habar Awal Majirto Waa Siyaasad” ”.Siyaasi Rashiid jaamac Dhari.

https://youtu.be/4bnjt0tumSM

Exit mobile version