HARGAYSA (W,N) Ugaas Cabdirasaaq koosaar Cali oo kamida Madaxdhaqameedka Beesha Sacad Muuse ayaa si adag uga hadlay Xadhiga Boqor Axmed Maxamed Xasan Bad Madow oo ay dhawaan Xukuumadu Xabsiga u taxaabtay
Sidoo kale ugaas cabdirasaqa ayaa xukuumada ugu baaqaday in ay talaabo ka qaado madax dhaqameedkii bilaabay aflagaadayta reeraha oo uu ku sheegay in uu yahay boqor cismaan buur madow.
https://youtu.be/RvMStMgY91s