WAJAALE NEWS

DAAWO;-Warbixin Laga Diyaariyay Dahab Laga Helay Dooxa Camuud Ee Bariga Magaalada Boorama Iyo Dadwayne Tiro Badan Oo Ku Sugan!

BOORAMA(W,N)-Dhawaan ayay ahayd markii la sheegay in Duleedka bari ee magaalad boorama gaar ahaan dooxa camuud laga helay dahab kaasi oo ay ku qamaameen boqolaal kamid ah Shacabka reer boorama.

Hadaba deegaanka dooxa camuud ayaa habeen iyo dharaar waxaa buux dhaafiyay dadwayne raadinaya dahab kuwaasi oo qaarkood heleen dahab halka kuwa kalana aanay wali waxba gacanta ku dhigin.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARBIXIN LAGA DIYAARIYAY GOOR HABEENIMO AH;

Exit mobile version