Hargaysa (W,N) Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil Weedhsame ayaa mar labaad kusoo Noqday Silsiladii Miimleyd ee uu lahaa bilowgeeda
Silsilad Suugaaneedan Miimley ayaa noqotay silsiladii ugu saamaynta badnayd ee mudo 45 sano in ka badan aan soo marta gayiga somalida taasi oo maansadii ay ka bilaabantay uu lahaa Abwaan Weedhsame magaceedu ahaa MUDDUCI Halka ay maansadiisan labad ay lamagac baxay :MAAX DAREEN LULAY” iyadoo ay silsiladan kulmisay in ka badan 5o Abwaan oo ay dhex muuqdaan Haweenku iyo dayarta Ilaahay Hibada u siiyay hal abuurnimo.ayaa dayratu waxay kaga hadlayaan dhawr arin uu ragaadiyay dawlada Somaliland kuwaasi oo ay ugu horayso musuq maasuqu, qabyaalada iyo awood maroorsiga marwlaba jarka ka tuura madaxda somalida
HALKAN KA DAAWO MAANSADII MAAX DAREEN LULAY OO DHAMAYSTIRAN;
https://youtu.be/K21ezpKPEsc