|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Abwaan Xasan Daahir Weedhsame Oo Mar Labaad Kusoo Noqday Silsiladii Miimley Ee Uu Lahaa Bilowgeeda Iyo Maansada “Maax Dareen Lulay”
April 10, 2017 - Written by Editor:Hargaysa (W,N) Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil Weedhsame ayaa mar labaad kusoo Noqday Silsiladii Miimleyd ee uu lahaa bilowgeeda Silsilad Suugaaneedan Miimley ayaa noqotay silsiladii ugu saamaynta badnayd ee mudo 45 sano in ka badan aan soo marta gayiga somalida taasi oo maansadii ay ka bilaabantay uu lahaa Abwaan Weedhsame magaceedu ahaa MUDDUCI Halka ay maansadiisan labad ay lamagac baxay :MAAX DAREEN LULAY” iyadoo ay silsiladan kulmisay in ka badan 5o Abwaan oo ay dhex muuqdaan Haweenku iyo dayarta Ilaahay Hibada u siiyay hal abuurnimo.ayaa dayratu waxay kaga hadlayaan dhawr arin uu ragaadiyay dawlada Somaliland kuwaasi oo ay ugu horayso musuq maasuqu, qabyaalada iyo awood maroorsiga marwlaba jarka ka tuura madaxda somalida HALKAN KA DAAWO MAANSADII MAAX DAREEN LULAY OO DHAMAYSTIRAN; https://youtu.be/K21ezpKPEsc Related posts:DAAWO ; Madaxwayne Siilaanyo Shalay Iyo Maanta Masuul Hadaladiisii Hore Ku Markhaati Fureen Afcaas... Xukuumada Somaliland Oo Kor Dhisay Cashuurta Qaadka Ka Yimaada Itoobiya, Halka Ay Hoos Udhigtay Cash... Shirkii Golaha Wasiirada Jsl Oo Lagaga Hadlay Abniga Soo Laba Kaclayta Covid19 Iyo Warbaahinta Oo Ha... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|