BURCO(W,N) Abwaan Kayse Xasan Gaboobe oo kuso biiray silsilad Sugaaneedkii Miimley iyo maansada (Damqasho Muwaadin) waxayna daba socotaa maansadii muduci ee hassan dahir weedhsame,
sidoo kale waxay xoog uga soo hor jeedaa silsilada miimley, Dhagaysi Wanaagsan.