WAJAALE NEWS

AKHRI; Badhasaabka Gobolka Maroodi Jeex Oo Amar Culus Kasoo Saaray Caleemo Saarka Suldaan 27/04/2017 lagu Waday Xafladiisa In lagu Qabto Hargaysa Iyo Cida ay Xukuumada U Aqoonsan Tahay Suldaanka Beesha Cabdiraxmaan Sacad. Oo Uu sheegay

HARGAYSA (W,N) HALKAN KA AKHRI NUXURKA WAREEGO  Badhasaabka Gobolka Maroodi Jeex Cabdilaahi jibriil Gaax nuug “Buraale” uu ku amarayo in aan la qaban Karin taasi oo uu   ku socodsiiyay wasaarada arimaha gudaha iyo hudheelada waaway ee caasimada iyo cidkasta oo ay khusayso amarkani  kaasi oo uu ku farayo in aan laqaban Karin xaflada caleemo saarka suldaan ay Damacsanaayeen Xubno ganacsato ahi in ay ku caleemo saaran magaalada hargaysa kaasi oo sida uu qoraalkiisan ku sheegay xusay in uu sharci daro yahay   xukuumaduna  suldaan guud ee Beesha cabdiraxmaan sacad (sacad muuse) u aqoonsan tahay Suldaan dhawaan la caleemo saaray oo isagu ahaa suldaan dhaxal u yimid Suldaan Maxamed Sidiiq Suldaan Jaamac.

Sidoo kale badhaabka ayaa  amarkan Oo xafiskiisa kazoo baxay 23/04/2017 Ayaa Nuqulkamida oo ay heshay Shabakada Wararka ee Wajaalenews  Wuxuu Udhignaa sidan:

 

 

Exit mobile version